OGAYSIIS.DHAMAAN waxa lagu war galinayaa taageerayaasha XISBIGA WADDANI iyo waddaniyiinta reer somaliland ee ku dhaqan gobolka Alberta Canada

OGAYSIIS
waddani

DHAMAAN waxa lagu war galinayaa taageerayaasha XISBIGA WADDANI iyo waddaniyiinta reer somaliland ee ku dhaqan  gobolka Alberta Canada gaar ahaan Calgary

in ay ka soo qayb galaan daah furkii  laanta CALGARY ee XISBIGA WADDANI 08-02-2014 oo ah maalin sabti ah
Maamulka laanta CALGARY AB
      XISBIGA WADDANI