Ogaysis Jaaliyada Somaliland Ee Gobalada Hanover Hamburg Breman

imagesDhamaan waxaa la ogaysinaya jaliyada reer S/Land ee dagan jarmalka garahaan gobalada hanover hamburg breman in uu qaabsomii dono shirki xusbiga waddani ee gobalada waqoyga jarmalka oo ka qabasomidonan Magalada hamburg waxaa lala socodsiinayna dhamaan jaliyada S/Land iyo tageerayasha Xisbiga wadani in aay ka soo qaybgalan Shirka malinta sabtida 01.02.2014 waxa uu furmaya shirku sacada 14:00 anba 2: 00pm jaaliyada somaliland ee dagan agagarka Hamburg waxanu ka codsanayana inaay nagala so qaybgalaan mesha adresska Steindamm 40, Hamburg Mitte, 20099 soo Gaybgal wanaagsan. dhamaan shucubta rer somaliland iyo tageraysha xusbiga wadanii

wixii fahfahina kala xidhidha gudiga qabanqabada

1 Khadar garow xajii axmed ( 015217925636
2 Axmed qani hurruse maxamed (015211410130
3 Axmed jamac ducale ( 015222705800
4 nimco xirsii ( 015218215613
5 muna maxamed aw cabadii ( 015218653698
6 cabdirisaaq huseen farax (01628154344.
gudiga qaban qabanqabada ee lamaha waqoyiga jarmalka
waa bilahii tawfiiq