Ogeysiis Caleemo Saarka Suldaanka Guud ee Qurba-jooga Somaliland Beri ka dhici doona London Insha Allah. Sabti..4.1.2014

Bismilaahi Raxmani Raxim
Dhamaan Bulsha weynta Reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingriiska, waxa laydin ogaysiinaya, laydin kana codsanayaa inaad si sharafleh uga soo qaybgashaan Caleema Saarka Suldaanka Guud ee Qurba jooga Somaliland Suldaan Xaaji Axmed Diriye Guleed maalinta Sabtida 04/01/2014 Insha Allaah

1503410_10151838685700966_1249946783_n
Address:

Waterlily Venue
69-89 Milend Road 
London, E1 4TT
Dalmar Abdilahi. 07888732123
Abdi Mahamed. 07463667566
Mohamud Ahmed. 
07974952002 
Wa Bilaahi Tawfiiq…