Qasiido Nebi Ammaan (ASW )

Maxamuud Cismaan Faarax
1:22 PM (9 hours ago)

to info

24  /7  /  2012

MOHOLIN

 

 

 

Waxa  aan  salaamayaa  warbaahinta  xorta ah

gaar  ahaan  salaan  media

 

Waa  hees  nebi  ammaana  ama  qasiido

Qofba  siduu   u yaqaan  midi  wa  af  soomaali

Midna  waa  af  carabi

Dad  kana  waxaan  u sheega  yaa

In  ay  war baahinta  nabad  geli  yaan

Oo  wax  aanay  garanayn  waa  inaanay ka  hadlin

Waa  in  ay  umahad  celi  yaan  ilaah  baa  mahad  le

Aan  bilaabo

Inuu  maal  badan  tabcado

Inuu  noqdo  taajir  weyn

Talaaba  dhaqaale  iyo

Inuu  maal  badan  tab cado

Rasuul  kii  tuurayaw

Tilmaamaw  Muxamadaw

Malaaiig  taba barayd

Amar  kii  ugu  tag  too

Intay  laab  tii  turqeen

Xumaan  ba  ka  wada  tiree

Cilmiga  lagu  teedi  yaw

Tilmaamaw  Muxamadaw

Islaam  ku  inuu  tidcamo

Inaanu  tabaala  noqon

Jahal  kuu  tuu  rayiyo

Intuu  taban  taabin  karo

Naftiisa  ku  taklii  fa  yaw

Tilmaamaw  Muxamadaw

Tolkiisaan  wada  jeclayn

Ayuu  geesinimo  turqoo

Tashi gana  uu  jibriil

( RAXMAAN  ) ku  talaala  yee

Tilmaamaw  Muxamadaw

 

..

Tigaalaba  male  adduun

Tub  weeyaan  laga  socdee

( JALIIL  KA  )  KU  TIIR  SADOO

Ayaan  tacadiga  la  gelin

Tubnaa  ila ( laahda ) badan

Taw xiidka  qabsada  ( ILAAH  )

 

Maxamuud  cismaan  faarax ( Moholin  )