Qorshe siyaasadeedka Xisbiga Tiir

MAQAAL

Salaamulaahi caleeykum dhamaan xubnaha Xisbiga Tiir.

Waxaa aad u soo dhawaaday wakhtigii la ansixin lahaa xisbiyada badan.

Sidaas darted Xisbiga Tiir ma u diyaar garoobay arintaas sidii uu safka hore oga gali lahaa?

Waxaa ii muuqata in aysan jirin Xubno Xisbiga ah wada shaqeeya. Waayo hadii ay taas Jiri lahayd waxaan heli lahayn dhadhaqaaqyo xoogan, warbixino & shirar.

Mohamed Omar Osman
New York, USA
Walaal waxaan naftayda & naftaadaba kula dardaarmayaa,
Cabsida Alle SWT
&
in aad Cadaalada  Jeclaato.