SAWIRRO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee Konfurta Sudan.

SAWIRRO: Madaxweyne Somalia Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee Konfurta Sudan.

Jan 31, 2014 – 

Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan K/Sudan,Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda waxey ka shaqeysay in ay isku soo dhawaadaan labada dhinac iyo in xabadda la joojiyo. Waxaa muhiim ah badbaadinta shacabka iyo in la dhowro xuquuqda bini’aadamka. Waxaan kale oo aan ku heshiinay in barakacaayaasha si xor ah ay ugu noqon karaan guryahoodii.”

Ugu danbeyntii waxaa shirkan laga soo saaray qoraal cad oo qeexaya qaabka loo adkeynayo xabad joojinta.

unnamed-110 unnamed-26 unnamed12