Home Articles TACSI… Captain Cabdirisaaq Xasan Barre oo maanta 14/1/2014 lagu aasay magaalada gabilay

TACSI… Captain Cabdirisaaq Xasan Barre oo maanta 14/1/2014 lagu aasay magaalada gabilay

Inaallilaahi Wa inaa Ilayhi  Raajicuun
Anigoo ku hadlaya magacayga Fuaad Cabdi Muxumed (Taraashib) iyo ka reerkaygaba waxan tacsi tiiraanyo Halkan uga dirayaa qoyskii,eheledii iyo asxaabtii uu ka uu ka baxay Captain Cabdirisaaq Xasan barre oo maanta 14/1/2014 lagu aasay magaalada gabilay
Waxan  ilaahay uga baryaya inuu u marxuumka janadiii Fardawsa geeyo. Ehaladiisa Iyo asxaabtiisiina Samir iyo iimaan ka siiyo
AAMIIN
Fuaad Cabdi Muxumad

Taraashib@yahoo.com

Tacsi