TACSI…Geerida Naxdinta leh ee ku timid Ciyaartoygii weynaa ee Cabdirashiid Sujuwe [CULUS]….Illaahay ha u naxariisto.

ttacsi

Waxaan halkan ka tacsiyadaynayaa dhamaan EHELIYADII,AQAARIBKII iyo ASXAABTII u ka geeriyooday Cabdirashiid Sujuwe [CULUS] oo xalayto ku geeriyooday magaalada LEICESTER ee carigan Ingiriiska.

Waxaan marxuunkaa ilaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa jano ka waraabiyo, ehaladii,aqaaribkii iyo asxaabtii uu ifka kaga tegayna inuu samir iyo iiman ka siiyo.
 
ALLA WAYN OO DUCADA AQBALA
 
Faisal Farafidiye