TACSI….Innaa lillaahi wa inna ilahayhi Rajicuun, Alla yaa arxamu; Dhamaan xubnaha Xisbiga UCID laanta UK

Tacsi

Innaa lillaahi wa inna ilahayhi Rajicuun, Alla yaa arxamu; Dhamaan xubnaha Xisbiga UCID laanta UK waxay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii , eheladii iyo asxaantii uu ka geeriyow marxuunIsmacil  Tubeec,  samir iyo imaan kuligeenba Alle ha inagasiiyo, marxuunka waxaan ilahay uga baryeynaa inuu godka u nuuro, janatul fardowsa geeyo.

Geeridu waa xaq, waa mid nin walba hurandoonta markaa inagana ilaahay ha inaga yeelo kuwii wax ku qaata oo ficilkooda aduunyo iyo kay aakhiro usii hormarsanayaan dub u eega Insha Allah.

Every day brings you closer to the grave and the Angel of Death is ready to capture your soul.

Maalinkastaa oo ku dhaaftaa waxay kuu soo dhaweysaa qabriga, malakul mowdna waa u diyaar siddii uu nafta kaaga qaadi lahaa

Allow khaatumada kheyr noogu xid.
 
Gudoomiyaha UK ee xisbiga UCID
Muhamad Jama Koodbuur(Shiine)