Ugaaska Beelaha Arab Oo Hambalyada Sanadka Cusub U Diraya Dhamaan Shacabka Reer Somaliland

Ugaaska Beelaha Arab Oo Hambalyada Sanadka Cusub U Diraya Dhamaan Shacabka Reer Somaliland

unnamed

Hambalyo Sanadka Cusub: Anigoo ah Ugaas Axmed Moxamed Saciid(Cali-Mahdi), Ugaaska Guud ee Beelaha Arab, Waxaan Hambalyo u dirayaa xukuumada Somaliland, Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Qaranka, Ciidamada Qalabka sida iyo dhamaan Shicib weynaha Reer Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Madaxweyne ku xigeenka, Marwada koowaad, Marwada labaad, Madaxweynaha jabuuti, Marwadiisa, Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida ee aanu walaalaha nahay iyo marwadiisa, dawlada Fadaraalka ee Itoobiya, Waxaan leeyahay ilaahay xilka aad umada u haysaan haydiin fududeeyo, ilaahay haydinka dhigo kuwii dadkooda gaadhsiiya horumar ka badan kay maanta ku naaloonayaan.

Wabilaahi Tawfiiq

Ugaaska Beelaha Arab

Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi)
ugaaskabeelahaarab@gmail.com