War Deg Deg Ah : Golaha Wasiirada Somaliland Oo Shir Degdeg Ah Goor Dhawayd Ku Yeeshay Xarunta Madaxtooyada Iyo Dareenada Ku Xeeran .

Hargaysa(SM)- Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Goor dhawayd Shir Degdeg ah ku galay Qasriga Madaxtooyada Somaliland .

golaha wasiirada

Shirkan Degdeg ah ee ay Golaha Wasiirada Maanta isugu yimaadeen ayaa ilaa hadda la garnayn waxaa uu Daaran yahay iyadoo laga dhur sugayo Natiijada Shirka Degdega  ah ee Golaha Wasiiradu Maanta isugu yimaaden.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Shirkan uu yahay mid caadiya  oo ah kii ay Khamiis kasta ay isugu iman jireen kaaso uu Khamiistii Dhawayd ka baaqday isla markaana ay maanta Golaha Wasiiradu Sidoodi caadiga ahaa u kulmayaan oo ay u shirayaan.

Salaanmedia/Hargaysa