Warsaxaafadeed: Gudoomiyaha urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community Iman Maxamed Ciise waxa uu Hambalyo u dirayaa…

Warsaxaafadeed:

IMAN
Gudoomiyaha urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community
Iman Maxamed Ciise wuxuu hambalyo ku aadan curashada sanadka miilaadiga ah   udirayaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaana West London Somaliland community  gudida ,xubnaha ururka ,
Mutadawaciinta,iyo dhamaan taageerayaasha ururka isagoo urajaynaya dhamaan in ilaahay sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo  Somalilandna caalamka kahesho aqoonsi caalamiya,