Xaflad Ay Ururka SSUK Shahaado Sharaf Ku Gudoonsiiyeen Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Xaflad Ay Ururka SSUK Shahaado Sharaf Ku Gudoonsiiyeen Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

January 26, 2014 

London(SM)- Waxaa xalay lagu qabtay magaalada London gaar ahaan Nomad Restaurent xaflad aan nooceeda hore looga baran magaalada london taas oo ay ururka somaliland Society UK (SSUK) ay ku gudoonsiiyeen xaflad Shaahdo Sharaf taas oo ay ku Gudoonsiiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancadde Oo Aad Ugu Amaaneen Nabadaynta  Somaliland Iyo Waxqabdkiisa, mudooyinkii uu xilalaka kala duwan kasoo qabtay dalka Somaliland.aa(1)

Xafladda waxaa kasoo qaybgalay marti sharaf kala duwan uu ka mid ahaa Gudoomiyaha urur jaaliyadeedkaWest London Somaliland Community Iman Maxamed Ciise ,  Safiirka Somaliland ee UK Md Cali Aadan Cawaale oo isaga halkaas ku qaabiley Shahadadaas gudoomiyaha ururka SSUK Md Cabdalla Saalim, iyo dadweyne kala duwan ee daawasho wacan qaar ka mid ah sawiradaas.

1

85884d4e605e14d4176d3d42eeaa620b3b864a57211a888413f2a1cd4507793db

0682c7ecd1e2e06a202a4528db567d5d3eb593af376a4352d8442aa2b07aea25

7

2

3

4

bbb020576b115379763168bf67b75e5c

6

e618149ea2de3751768e9df0adcb7476958305fc7d9c9344d73f370b8e2b3e27

1   59

Dayr Baaxad

London