ANSHAX: Tageero KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

ANSHAX: Tageero

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND

KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND

OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA

Anshax waxay tageero buuxda siinaysaa  oo ay xamaasad iyo wadaninimo ku dheehantahay ,siinaysaa go’aanka geesinimada leh eed ruqsada kagala noqoteen TV

Universal.

 

Go’aankaas oo aanu idin leenahay wax alla wixii aad u aragtaan in ay ka hor imanayso qadiyadeena Somaliliand iyo jiritaankeena ha u hamranina xataa hadduu yahay qof Somaliland u dhashay.

 

In lagu siiyo ruqsad aad War ku baahiso kama duwana sida laguugu ogolaaday in aad gaadhi kaxayso, hadda ogow qasab maaha ee qaramada ayaa sharaf ahaan u bixiya(privilege or granted) qofkii ama hayadii sharaftaa ilaalin waydana waa lagala noqdaa.

 

 

Dawlada Maraykanku wax ay kala noqotay Warbahiin badan Ruqsadi markii aay Anshax iyo dhexdhexaad-nimada ilaalin waayeen. Sida awgeed maha mid uu SOLJA oo ku kooban oo kaliya Somaliland uu ugu doodo TV laga lee yahay dal diidan jirtaanka Somaliland. Maxaay Jabuuti uga furan waayeen Xaruun ilaayn Madaxweynah Jabuti warkooday ku bilaabane.

 

 

ANSHAX

Somaliland Media Watchdog Group

Washington DC

Anshaxs@hotmail.com