BOGA TACSIDA EE MARXUUM CALI CABDIQAADIR FAARAX OO LONDON KU GEERIYOODAY. INAALILAAHI WAINAALILAAHI RAAJICUUN.

Tacsi

 

 

 

 

 

 

 

Waxaan halkan ka tacsiyadaynayaa dhamaan eheladii iyo aqaaribkii gaar ahaan REER CABDIQAADIR ee uu ka geeriyooday Marxuun Cali Cabdiqaadir Faarax oo xalayto 12:00 habeenimo ku geeriyooday Magaalada LONDON.

Waxaan marxuunka EEBE u barayayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, eheladii iyo aqaaribkii uu ka geeriyoodayna samir iyo imaan ka siiyo.
ALLAHA WAAYN
Faisal Farafidiye.
Maxamed Xasan Jaamac,Reerkiisa,Caruurtiisa iyo dhamaan Reer Xasan Jaamac Maxile waxay TACSI u dirayaan dhamaan reer Cabdiqaadir geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo xalayto 14.2.14 ku geeriyooday magaaladda London.
Waxaan marlabaad u diraynaa ,Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo ..Marxuumkana Janadii Fardowsa Illaahay ka waraabiyo.
Amiin….Amiin…Amiin.
tacsi ku socota reer c/qaadir faarax

waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan reer c/qaadir faarax meel kasta oo ay joogaan aniga oo ka tacsiyadaynaya geerida ku timid marxuun cali c/qaadir faarax oo xalay ku geeriyooday magaalada London ilaahay marxuunkaas Samir iyo iimaan haynaga wada siiyo dhaamteen gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay aamiin aamiin isagana naxariistii jano fardowsa ilaahay ha geeyo oo hawgu deeqo isaga ayaa raxmaan ah aamiin aamiin,

aadan axmed nuur