CAGMADHIGOO MISANKA SARAY SOMALILAND IYO UNIVERSAL, NACAYBKA SOMALILAND MA HALKAASUU KULA GALAY

CAGMADHIGOO MISANKA SARAY SOMALILAND IYO UNIVERSAL,
NACAYBKA SOMALILAND MA HALKAASUU KULA GALAY
(COWKE, CABDISALAAN HERARI IYO NIMCO DEGAN MA WAXANAY KASII CARAREEN SIDAN U DHAQANKA XUN)
Musharax


sidaynu ogsoonahay waxaa beryahanba ay wadeen tv universal barnaamij mashruuciisa ay ka qaaten xasan shiikh kaasoo ah madadaalo ku saabsan sidii loo midayn lahaa somaliwayn waxii la isku oran jiray oo aay ugu magac dareen faaliyaha qaranka kasoo inta badan uu ku shego ninka daadihinaya qaran toosin ama midnimo raadin.

waxaynu ogsoonahay inay si aad u foolxun ula dhaqmeen nimco degan oo ay kaga tagtay markay aragtay inay si xun uga soo horjeedaan qadiyada ay aaminsantahay ee jamhuuriyada somaliland,

cowke iyo cabdisalaan herarina ay si jogttaan tvga unoqon wayday wax hagaagsan.

tv universal markuu ogaaday in la fahmay ayuu cadaystay, aflagaado qaawana u gaystay qaranimada jamhuuriyada somaliland, markii wax laga waydiyayna waxuu ku shegay in maamulada somaliyana ay sidaas oo kale ula dhaqmeen oo aynu ka fahmayno inay ka aaminsantahay somaliland maamul kamid ah maamulada ka jira somaliland.

guntii iyo gunaanadka waxaan aad usoo dhawaynaynaa sida wanaagsan ee uu talaabada cad uga qaaday wasir cukuse waxaanan ku leenahay waxan foosha xun waa in ganaax laga qaadaa,
hadii ay dhacdo inuu markale ka howlgalana ay ku dhawaaqaan markay ka hadlayso somaliland dowlada somaliland hadii kala  wadanka laga mamnuucaa ilayn waxan aan xishoodka lahayn ma dhagaysan karnee.

anigoo matalaya shacabka cusub waxan aad uso dhawaynayaa talabada wasirka


Dhammaantiin aad baad umahdasantihiin saxaafada madaxa banaan 
Qalinkii|: Future president mohamed Osman 
Email:awaadan5@gmail.com
Burao,Togdheer,Somaliland