Cisbitalka Caalamiga Ah Ee New Hargysa Hospital Oo Kuu Keenay Qalab Casri Ah Iyo Adeeg Daawo

Cisbatalka New Hargysa Hospital, ee Magaalada Hargysa ee caasimada Somaliland waxa uu shicibka reer Somaliland iyo dhamaan dadka ku dhaqan geeska Afrikaba ugu bushaaraynayaa in uu adeeg cusub oo casri ah uu ku soo kordhiyay adeegyadii hore u jiray.

Waxana ka mid ka mid adeegyada cusub kamaradaha lagu eego cunaha, caloosha, gaastariga, iyo dhamaan uur ku jirta oo dhan (gastroscopy) xiidmaha,babaasiirta gudaha (colonoscopy) Waxa Sabtida shaqada ku bilaabi doona Dhakhtar ku takhasusay qalabkan. Waxa kale oo NHH- soo kordhiyay Ambulance dadka culus gurigood ka soo qaada,wixii

Halkani hoose ka daawo.

Sidoo kale adeegyada cisbatalkaasi iyo faah faahintiisu hadii ay hore kuu dhaafeen guji ciwaankani