CUN OO CARAR WAA DAWADDA AY DADKA REER S/LAND KA LIQAAN JAAH-WAREERKA SIYAASADEED EE DALKA KA TAAGAN

MAQAAL

Waxaynu la wada soconaa in jaah-wareer siyaasadeed oo baahsani ka jirro JSL Guud  ahaan 
Taas oo ay keenta amma sababtay markii xukumada talada dalka haysaa
Ku fashilantay hogaamintii qaranka ee ay u xil saarayd
Hadaba markii dhawaaqii ka soo yeedhaaba noqday mid aan umadda qancin ee
Maalin la yidhaahdo Dekedda ayaa la iibinayaa maalin la yidhaahdo cashuur
Laban laaba ayaa sanad walba la idinku kor-dhinayaa ee maalin la yidhaahddo
Citiraafkii waxaanu idiinka sidnaa waanu ka xunahay ee maalin la yidhaahddo
Nin gurigiisii ku sii caraabaya ayaa loo diiday oo la soo xidhay
Ee maalin la yidhaah-ddo Xildhibaan dawladda dhaliilay ayaa suuqa lagu Toogatay
ee hadanna la yidhaah-ddo kii rasaasta ku riday askarri buu ahaa ee hadana la yidhaa-ddo TV-ga ayuu ka hadlaayay ninkii xildhibaanka rasaaseeyay ee maalin
La yidhaah-ddo saxaafaddii ayaa la eryanna yaa oo qaar-baa la xidhxidhay
OO hadan la iydha-ddo lacagtii wadadda ceerigaabo lagu saman-lahaa
Waxaa loo bedelay wadaddo kale oo berbera bari ka soo gasha
Marka waxaas oo miidhan iyo waxa ka sii daran dadku maalin walba maqlaan
Ayaa waxa ku dhacay dadkii daal fara badan oo qof walbi iskii u xanuunsaddo

Sidaa daraadeed ayay dadku waxay aad u cunaan amma u liqaan dawo la yidhaah-ddo CUN OO CARAR waana sababta aan ciwaanka ugu soo qaatay
Waanna dawadda ugu socodka badan amma ugu iibsiga badanyahay s/land ee
Ugu istic-maalka badan dalka JSL waan ta dadku ku socdaan ee bal kawaran
Qof shidaaliisu noqday kiniin 

by sacad cali kaahin pluckayÂ