Daawo Jaalliyada Somaliland Ee Wadanka Uk Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuustay Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade

Isniin,Feb 17, 2014 Hargeysa(SM)-Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa maanta shahaado sharaf gudoonsiisay wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade. Salaanmedia Hargeysa/Somaliland.