Daawo Muqaal cajiiba oo aduunka ka yaabiyey oo lasoo bandhigay Ilma yar oo….SubhaanAllah.

ILAAHAY DILE UUNBAA DHINTA…Qiso Cajiiba oo ka dhacday bariga dhexe,Ilma yar oo daaqad dabaq aad u dheer oo gurigoodu ku yaalo  inta uu kasoo baxay daaqadii ku ciyaaraya ILLAAHAYna bed-baadiyey..Markii ugu danbaysay ee uu ka dhici lahaa waalidkoodu ay arkeen oo ay soo qabteen.