Daawo Muqaal.. Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Iyo Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Xildhibaan Xoog Iyo Cali Bare

Capture
Feb 10, 2014 Hargeysa(SM) – Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Ayaa Ku Bilaabmay Gacan ka hadal Dhexmaray Xildhibaan Xoog Iyo Xildhibaan Cali Barre Oo Ka Tirasan Xisbiga Kulmiye

Salaanmedia/ Hargeysa