Daawo Muqaal: Maareeyaha Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa soo bandhigay Dekeda Oo Kulmisay Sedex Markab Oo Kasocda Shirkadaha ugu caasan ee dunida Xambaara Konteenarada

Daawo Video: Maareeyaha Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa soo bandhigay Dekeda Oo Kulmisay Sedex Markab Oo Kasocda Shirkadaha ugu caasan ee dunida Xambaara Konteenarada sida shirkada Merci Oo kaalinta kowad dunida kaga jira iyo MSC oo kaalinta labaad ay kaga jirto dunida shirkada si gaar ah uga shaqeysa Gobolka Geeka Afrika ee Sima Bared Shirkadahan ayaa wehelinaysa shirkada PIl oo ka xidhan Dekeda Berbera . Maareeyaha Dekeda Caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed Cali Cumar Maxamed Cali Xoor Xoor Waxa uu hoosta ka xariiqay in Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ay u adeegi karto hal mar mar iyo in ka badan shirkadahadunida ugu horeeya koontiinarada awoodna u leedahay dejinta iyo rarista badeecadaha kala duwan.


Sidoo kale nin kenyati ah Oo Kasocda Shirkadahaasi ayaa siweyn usoo dhaweeyey dekeda berbera adeegyada una mahadnaqay Maareyaha Dekeda Berbera.

Dekeda Caalamiga ah ee Berbera aa ah marsada ugau weyn ee dhoofka xoolaha iyo Soo dejinta Badeecadaha kala duwan waana dekeda dhacda goob istaraatiiji oo dhismaheeda ay isu daba mareen Quwadiii dunida ee Maraykan iyo midowgii soofiyeeti.

Salaanmedia/Berbera