DAAWO MUQAAL : Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Berbera Oo Shaaca Ka Qaaday Nin Jarmal Ah Oo Magaalada Berbera Ku Dhintay.

London(SM) Feb.26, 201-Taliyaha ciidanka booliska magalada baerbara ayaa cadeeyey in in maydkiisa laga helay Hotel Maansoor ee magalada hargaysa nin jarmal ah kaasi oo uu sheegay in markii la baadhay sababta dhimashadii ay dhakhaariitu cadeeyeen in uu si caadi ah isaga dhintay
Salaanmedia/Hargaysa