Daawo Muqaal: Xukuumada Somaliland Oo Soo Gabagabeysay Olole Lagu Dabar Jaraayay Qabyaalada Ee Magaalada Burco

Fab 24,2014 Burcu(SM)- Wasiir Dowlaha Maaliyada Somaliland Oo Soo Gabagabeeyay ololahii Dabajarka Qabyaalada Ee Uu Ka waday magaalada burco ee gobalka togdheer

Salaanmedia/ Hargeysa