Daawo Muqaal:JAMAAL CALI HUSEIN OO BOOREMA KHUDBAD TAARIKHI AH KA JEEDIYAY KANA HADLAY CARUURTII YARYAREED EE SCHOOLKA LAGASOO DARERIYAY LAGUNA KHASBAY INAY MADAXWEYNE SIILANYO SOO DHAWEEYAAN. DAAWO.

Jamaal Cali Husein oo Boorema Khudbad Taarikhi ah ka jeediyay kana hadlay caruurtii yaryareed ee schoolka lagasoo dareriyay laguna khasbay inay Madaxweyne Siilanyo soo dhaweeyaan. DAAWO.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid iyo kuxigeenkiisa ayaa dhaliishii ugu waynayd usoo jeediayay Xisbiga Talada dalka haya iyo Ucid.