Daawo Muuqaal: Arin Cajiib Ah oo Aan Horay Loo Arag Caalamka Dhana Ka Yaabisay 2500 oo Lamaane oo Halmar…….

Magaalo Ku Taala Duleedka Caasimada Kuuriyada Koonfureed ee Seoul Ayaa waxaa Ka Dhacday Munaasibad Aan Horay Uga Dhicin Caalaamka.

 

Goobtaan Ayaa waxaa Laysugu Keenay  2500 oo qof Kuwaasi oo Hal Mar Aroosku uu Ka Dhacay Goobtaasi, Sidoo kalana waxaa Goob Joog Ahaa Tiro Kale oo Intaasi Badan kana yimid wadamada Caalamka.

Tvga Horn Cable oo Soo daayey Warbixiintaan Cajiibka ah Ayaa Siwayn Uga Sheekeeyay Qaabka Ay Wax Udhaceen Iyo Sidoo kale Xaflada.

HALKAN KA DAAWO

aroos