Daawo: Reer Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Xayiraadda Universal Tv Iyo Talooyinka Ay U Soo Jeediyeen Xukuumadda

Dadwaynaha ayaa dareen cadho leh ka bixiyey barnaamijkii uu Universal Tv ku aflagaadeeyay Madaxwaynaha Somaliland iyo guud ahaan qaranka Somaliland, waxayna ku taliyeen in Maxkamad la soo taago wariyihii Barnaamijkaasi daadihinayey.

Salaanmedia/Hargaysa