Daawo Sawir Gacmedkii ugu yalaabka badnaa oo uu soo bandhigay Amiin Caamir!!!

Feb 10, 2014 Muqdisho(SM) – Farshaxamiistaha Amin Caamir ayaa sawir la yaab leh ka soo sameeyay rajada umadda Somaaliyeed oo uu ku tilmaamay mid 23-kii sano ka sii xun. Sawirka Amiin Caamir waxa uu ku muujiyay musuq-maasuq xun inuu ka jiro dowladda Soomaaliya isla markaana hal qolo ay wado.
9_FEB_2014-copy