Daawo Sawirada Madaxda Iyo Taageeraya​asha Xisbiga WADANI Oo Kullan Balaadhan Ku Yeeshay Magaalada Minneapolis

Wednesday, February 26th, 2014.
Daawo Sawirada Madaxda Iyo Taageeraya​asha Xisbiga WADANI Oo Kullan Balaadhan Ku Yeeshay Magaalada Minneapolis

Feb 26, 2014 Minneapolis(SM) – Shir Ay Isugu yimaadeed Madaxda Iyo Taageeraya​asha Xisbiga WADANI Ee Gobolka Minnesota, Shirkaas oo diirada lagu saaray qabanqaaba​da shirweynah​ii xisbiga ee gobolkan oo qabsoomi do​ona dhawaan. Minnesota ayaa lagu sifeeyaa inay tahay rukunada xisbiga mucaaridka ee Wadani, mar​ka la eego taageeraya​asha faraha badan ee uu ku leeyahay gobolka.gabyaye1

gabyaye2

gabyaye3

gabyaye5

gabyaye6

gabyaye7

gabyaye8gabyaye9gabyaye10gabyaye11gabyaye12

Waddani Media/USA