Daawo Sawiro…Hotel (Restaurant) Casri ah oo London laga furay iyo Bulshada Soomaalida ee London oo aad usoo dhaweeysay.

hot6

Nomad Restaurent waa Hotel (Restaurent) dhawaan laga furay galbeedka magaaladda London xaafadda  Shepherd bush,Waxa aad ka helaysaa cuntooyin aad kuu raali galin doona,Soodhaweyn iyo barxad aad ku raaxaysato.Maamulka Hotelka markii uu arkay baahida ka jirta magaaladda London ee xaga cuntooyinka dadka Soomaalidu jecel yihiin iyo qaar cusub oo dadku aad uga heli doonaan.Waxa Cuntooyinka aad arkayso sawirada kusoo diyaariyey dad aqoon wanaagsan u leh  karinta iyo soo diyaarinta cuntooyin kala jaad-jaadka ah oo leh dha-dhan aad kuu raali galin doona.Waxa kale oo aad ku sameysan kartaa Hoteelka shirarka iyo Aroosyadaba iyada oo ay kuu adeegayaan shaqaale aad u fir-fircoon.photo_1_8d27098b33ec7ced1087e32435db4fd3

hot4hot2hot3hot5hot6hot7hot8hot9hot10hot12hot13hot14hotel1

photo_1_8d27098b33ec7ced1087e32435db4fd3

IMG_3855photo_3_8b49e67cc5507b189774041ff6b89c29 (1)IMG_3865IMG_3872
photo_1_13c790821f2747e5a19c480ca9629dc6photo_1_a53cfe7a263727dfb1c7214ba3bd36e2photo_2_9309a4ce537bf90b27780dab80013a66

Kala soo xidhiidh wixii faah-faahin ah,ama aad doonayso inaad xaflad,Martiqaad,Aroos aad leedahay ku qabsato cinwaanka hoos ku qoran.

Nomad Restaurent  Ahmed (Atam) 

163 Goldhawk Road

London W12  8EN

Tell..07446368067

Â