Daawo sida loo fadeexeeyay dowlada Madaxweyne Xasan Shiikh

Waa sawir kale oo cusub, kana soo mushaaxay maskaxda farshaxan Amin Arts, waxa uuna ku cabirayaa xukunka haatan ka taliya Somalia ee Dam Jadiid sida ay wadanka u hagayaan, iyo baahida shacabku sidey tahay.

Bal adiguba arag oo fasiro macnaha uu yeelan karo sawirkani Run iyo Been..

fadeexad