Halkan Ka Daawo: SAWIRO Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo oo Maanta Shacab Weeynaha Reer Hargeisa Kula Tukaday Masjidka Cali Mataan ee Hargeisa.

Halkan Ka Daawo: SAWIRO Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo oo Maanta Shacab Weeynaha Reer Hargeisa Kula Tukaday Masjidka Cali Mataan ee Hargeisa.
Madaxweynaha ayaa si kadis ah kusoo dhex maray wadada marta badhtamaha magaaladda Hargaysa,Shacabka ayaa madaxweynaha Salaamaayey aadna ugu faraxsanaa inay markaan madaxweynahooda oo aan in dhawaan lagu arag saxaafadda ay maanta si dhab ah u arkaan.

 

 

 

Â