Hambalyo Farxadleh Guusha Laga gaadhay Turxaanbixinta G/Togdheer Waa Guul U Soo Hoyatay Somaliland Wasiir Cadaani Waa Halayay Qaran Hala Ogaado By Sidiiq Aw Farah Gabaar Inbox.

sidiiq valanka

Hambalyo Farxadleh Guusha Laga gaadhay Turxaanbixinta G/Togdheer Waa Guul U Soo Hoyatay Somaliland Wasiir Cadaani Waa Halayay Qaran Hala Ogaado By Sidiiq Aw Farah Gabaar

Marka Hore Waxaan salaamaya Bahda saxafada Dhexdhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaliga Ah Waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu Bacda

Waxaan Manaata Qalinka U qaatay Qiiro  Iyo Farxad Ay Igu Dhalisay Markaan Daawaday Waftiga Uu Hogaaminaayo Wasiiru Dawlaha  Wasarada Maaliyada Jamuuriyad Somaliland Md Cismaan Cabdillaahi Saxardiid(CADAANI) ee U Tafaxaytay Turxaan Bixinta Dhalinyarada G/Togdheer Ilaahay Ku Guuleeyay Maansha Allahu Maanta Waa Maalin Taariikhiya Waana Maalin xasuus Mudnaan Doonta Wanaaga Iyo Wax Tarka If Iyo Aakhiraba Waa Guul Waana wax Ilaahay Loogu Mahadiyaa Alxamdulilaahi rabil calamiin.

Hadab Waxa Si Gaar Ii Tabtay Qudbadii Wasiirka Oo Qiiro Iyo Dacadnimo Badni Ka Muuqatay Waxan Ii cadaatay Inu wasiir cadaani Yahay nin Dalkiisa Iyo Diintiisa Iyo dsadkiisaba Dacad U Ah Kana Damqanbaya Xumaanta Jecekna Wanaagood Iyo Wada Jirkooda Maansha Allahu

Hadab Anigu Waxaan Muwadin Jecel Wada Jirka dadkayga Iyo Dalkaygaba waxanad Tihiin Hadii Aaf Tihiin Reer Burco Halbawlaha Wadanka Somaliland Waxaa Tihiin Hooyada Iyo Aabaha Somaliland waxaad Tihiin dad Wanaagsan Oo wax Garadka nIyo Kartidu Ku Badan tahay Waxad Tihiin dad Wada Dhashay oo Isku dana Oo Is Xiga Ini Iyo Abtigii Iyo Adeerkii waxase Idinku Dhex Jira Waa SHaydaan Iska Naara Ilahay Xaqa haydin Garan Siiyo Isu Dul qata Heshiiskana Ilaaliya Iyo wada Jirkiina Horumarka Gobalka Ku dadala Waa Laydinka Dheereeyayye Dadaala. Ilaahay Haydiin Fududeeyo Aamiin Aamiin

Waxan Idin Leeyahay Hambalyo Guushaa Maanta aad gaadhena Ilaahay Ugu Mahad Celiya Waxa Isna mahad gaara Mudan waftiga uu Hogaaminaay Wasiir Cadaani Ilahay Haydinka Abaal Mariyo Ayaan Leeyahay Idinka Iyo Inta Idinkala qayb Qadtayba Aamiin Aamiin Aamiin

Waa Guuuuuuuuuuuul Somaliland Usoo Hoyatau Maansha Allahu

Somaliyana Ilaahay Dhibka Haka Dul qaado aamiin Aamiin

Reer Burco Guuuuuuuuuuul Reer T/Dheer Guuuuuuuuuuuuuul Maansha Allahu

By Sidiiq Sh Farah Gabaar

Gaashaan_1986@hotmail.com