Hambalyo Guusha Ay gaadheen Golaha Guurtida Somaliland Iyo Golaha Barlaamnak Somaliland Waa Taariikh

Hambalyo Guusha Ay gaadheen Golaha Guurtida Somaliland Iyo Golaha Barlaamnak Somaliland Waa Taariikh By Sidiiq Sh Farah Gabaar

sid 1
Marka Hore Waxaan salaamaya Shacabka qaliga ah ee Somaliland Iyo saxafada Dhexdhexaadka Ah Ee Xorta Ah Waslaamu calaykum Waraxmatulaahi wabarkaatu

Waxa Marwalba Mahad gaara Iska Leh Allah Ina Abuurtay SW Alxamdulilaah rabil calamiin waxa Mahad Kale aan Siinaya  Golaha Guurtida  Somaliland Oo Ah Halbawlaha Jiritaanka Somaliland waxa Kale oo Iyana Hambalyo Mudan Golaha wakiilada.

Marka Labaad waxaan maanta qalinka U qaatay farxad Ku salaysan Sidii Wanaagsanayd Ee Hufnayd ee Gobanimada Iyo Guushu Ku Dheehnayd ee Ay Yeeleen Go.Aankii Golaha Guurtida Iyo Qadshadii Golaha wakiilada Iyo farxadii Shacabka Somaliland

Shalay waxay Ahayd maalin Taariikh Mudan Waayo cadwga Iyo Inta Neceb wada Jirka Iyo qaranimad Somaliland waxay Eegayeen Inay Bur Burto Somaliland oo Khilaafka Golah wakiiladu Horseed Iyo Guul daro Uu Horseedo waxayse Noqtay Guul Ilaahay Loogu Mahad Naqo

waxaan Jidhiidhicooday Markaan Arkay Iyagoo gacmaha is haysta oo Ku Sii Socda Madaxtooyada Iyo Madaxwayne Siilaanyo hadab waxaan Leeyahay Xukmada Somaliland Golyaasha Iyo Shacabkaba ogaad Isu tanaasul Iyo Dulaaq Iyo Isa saamaxaad taas Ayuu Ilaahay idiinku Gargaarayaa Insha Allahu

Reer Somaliyana waxaan Leeyahay casharada wanaagsan qaata Ilaahayna xaqa Haydin garansiiyo Aamiin Aamiin

waa GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO USOO HOYATAY SOMALILAND

By Sidiiq Aw Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com