Hambalyo…Meherka Wasiirka Dhaqanka, Diinta iyo waqfiga ee Djabouti iyo Ambassador Dr. Moha Dahir Farah Jire.

meher

“Aniga oo ku hadlaya magacayga, iyo magaca dhamaan jaaliyadaha Somaliland ee dalka Sweden ,waxaan halkan hambalyo,bogaadin,iyo duco aan la soo koobi kareyn hawada u marinayaa Wasiirka Dhaqanka, Diinta iyo waqfiga ee Djabouti, isla markaana ah qoraaga Aaden Hassan Aaden Belelo iyo Suxufiyada weyn, ahna ambassador Dr. Moha Dahir Farah Jire.

Waxa aanu leenahay Ehel iyo Sokeeyaba meherkiina lagu farax.

AMIN

Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadadyare)

Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Jönköping

ahna ku xigeenka dalada guud ee Jaaliyadaha SL ee SWEDEN