Heshiiska Kulmiye Waa Hadh Dacaar siyaasadeed

MAQAAL

Dhawaan ayay ahayd markii uu xisbul xaakinka kulmiye dhigtay xaflad Balaadhan oo ay ku sheegeen dabaal degii ka soo kabashadii Khilaafaadkii Hadheeyay xisbiga waxaanay xafladaas ka sheegeen masuuliyiinta  Xisbigu Arimo dhawr ah oo u badnaa isa saamaxaad iyo heshiis dhexmar guud Ahaan masuuliyiintii khilaafku u dhexeeyay ee ku kala fogaaday kala jiidashada hogaanka xisbiga iyo maskabyada mustaqbalka soo socda ee Aan hada la saadaalin karin hadaba hadaan si kooban u eegno armihii heshiiska ugu waawaynaa waxaa ka mid ahaa inaan hogaanka hada xisbiga hogaamiya aan cidi kula tartamin taas oo macnaheedu yahay
Kooto ama hadaynu si kale u dhigno eray bixinta waa kooto dimuqraadiya.


Sidoo kalena waxaa laga dheehan karaa digteetarnimo iyo xad gub Loo gaystay dimuqraadiyada s/land ku faanto hadaba maxaa kale oo halkaa Kasoo baxaya inaanu m/weyne siilaanyo diyaar u ahayn doorasho dalka ka dhacda ee waxaan u jeedaa inuu sidaa xisbigiisa oo kale isna uu doonaayo inaan lala tartamin isku soo wada duuboo ilaa hada lama fahmin heshiiska ay hogaanka xisbiga kulmiye ku heshiiyeen sidaa daraadeed waa heshiis hadh dacaarra ama hoosiisa waxaanaynu eegi doonaa bal halka uu ka hilaaco mustaqbalka

by sacad cali kaahin raamalay sacad plucky