Jawaab qoraaga cuqubo halkii lagu galay caw ku hurudaa by Abdi Mustafe

MAQAAL
Waxaan u sheegayaa Abdilahi Osman oo qorey cuqubo halkii lagu galay caw ku hurudaa isagoo duraaya gudoomiyaha golaha wakiilada A/rahman Ciro in aannu habeen jirin oo aannu waxba kala socon sida wax u dhaceen. Aan kuu horeysiiyo ee goa’an gole ayey ahayd in labada gudoomiye 42 laga dhigo ku darso oo Ciro na maba vooteeyo. Hadaba hadey qabyaalidi ku qaadey oon ka garan karo sidaad wax u soo qortey waxaan ku leeyey ninkii Ciro ka dheeri ha dhaafo.
Halow baad tahay ee hadaad ficil hinaasidey aad se hiilin kari weydey warbaahinta ku ciil bax inta laguu jawaabo ayaa gomod walba lagu calaashan oo adoo liifada baad tegi e. Ku bushaareyso oo A/rahman Ciro waa Next President ama ka nax ama nafta waa.