KULMIYE OO U XUUB-SIIBTAY “ SOMALILAND COMMUNIST PARTY”

  KULMIYE OO U XUUB-SIIBTAY  “ SOMALILAND COMMUNIST PARTY”
 
Xisbiga Kulmiye ayaa u xuub-siibtay xisbi shuuci ah, ka dib markii ay go’oan ku gaadheen inaan hogaanka sare  ee Xisbigga  lala tartami Karin, laguna beddeli Karin Shirwaynaha Xisbigga ee lagu  wado inuu qabsoomo bisha March,2014.  Ajanadaha qudha ee shirka horyaalla waxa weeye in loogu  duceeyo Guddoomiye Muuse Biixi iyo Hogaankiisa inay noqdaan “KULMIYE POLITURBO”, sacabkana loogu tumo. Talaabadaasi waa astaamaha  axsaabta  shuuciga  ah , waxaanay  soo dedejin doonta burburka “Kulmiye” , oo cagta saaray  jidkii  diktaatooriyada.
 
Ali Ibrahim , Toronto.