KULMIYE Oo Wasiir Samaalle Ku Daray Gudida Fulinta Xisbiga

KULMIYE Oo Wasiir Samaalle Ku Daray Gudida Fulinta Xisbiga

February 27th, 2014 

samaale

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale
Ku: Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE
Ujeedo: xubin ku daris Guddida fulinta.

Waxa lagu daray Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, waxaannu laga bilaabo maalinta taariikhdu tahay 26/02/2014 noqonayaa xubin ka tirsan Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE.

ALLA MAHAD LEH

Md. Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE