Kursiga Gudoomiye Cirro xukumadda Wuxuu Ku Noqday Geelu Muuqdee Maxay Maanacay

MAQAAL

Koox wasiiraa oo uu hormuud kayahay w/wasaarada m/tooyada s/land
Mudane xirsi cali xaaji xasan ayaa ju mashquulay ayaamihii ugu dambeeayay sidii ay meesha uga saari lahaayeen G/golaha wakiiladda s/land Muadane C/raxman maxa/ed c/laahi cirro hadaba koox-daas
Wasiiradaa iyo xildhibaano ka soo jeedda xisbiga kulmiye ee talada
Dalka haya oo qarkood lasoo mustafeeyay ayaan weli cari iyo caan ulahayn
Halkii ay u soo sahay qaateen iyadoo ay saaka dhankale ula carawday Xaaladdu hadaba waxa laydhi beri ayaa nin baa waxa uu doonay geel aanu Lahayn isla markaana uu ku talo galay inuu  galabta soo dhaco geel nin kale leeyahay hadaba markii uu ku soo dhawaa agagaarkii uu geela u filaayay
Ayuu fuulay geed si uu geelii u bidhaamiyo dabeed markuu geedkii fuulay Ayuu meel fog uga muuqday geelii baadida ahaa ee uu rabay inuu dhaco
Wakhtiguna wuu gaabanyahay dabeed geedkii kamuu degin qunyar ee uu
Kabooday isagoo isleh qoraxdu yaanay kaa dhicin isla markaana wuxuu ka Jabay bawdada markii uu dhu