Dhagayso….”Ma Aqbalayno Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxwayne Silaanyo”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.(Ciro)


DHAGAYSO  Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Soo Dhaweyn U Sameeyay Ardayda Jaamacadaha Oo Ku Biiray Xisbiga” Ma Aqbalayno Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxwayne Silaanyo”

waddani

Feb 27, 2014 Adis Ababa(SM) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya u jeediyay Arday jaamacaddaha Dalka ah oo ku biiray waddani


Salaanmedia/ Hargeysa