Madaxda Xisbiga Ucid ee dalka finland waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan xuska xaflada ciidamada qaranka

Madaxda xisbiga ucid laanta finland oo Hambalyo udiraya Ciidamda qaranka somaliland-

ucid
Madaxda xisbiga ucid ee dalka finland waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan xuska xaflada ciidamada qaranka
somaliland Aasaaskii ka soo wareegtay xiligii la dhisay ee 1993 kii , oo uu hogaamiye alle how naxariistee
maxamed xaaji ibraahin cigaal ku guuleystay inuu dhiso allena ufududeeyay.

Hadaba hadaanu xisbiga ucid garabkiisa finland iyo waqooyiga yurub waxaanu hamabalyadan gaadhsiineynaa
ciidamada qaranka ee nabada ilaaliya iyo xaasaskooda iyo caruurtooda.

waxanan leenahay Ciidan jira waligii noqda hana noqonina Ciidan maamulka markaa jira ushaqeeya
ee u shaqeeya dadkiina iyo dalkiina  yaan laydin adeegsanin, sidaad tihiin hadaba ayaanu isku ognahay

wasalaamu calykum

wabilaahi tawfiiq-