Mar hadii Baarlamaankii lasoo doortay qaarka mid ah damiirkoodii doolar siisteen oo lakala iibsanayo

Wasiir Xirsi  Xaaji Cali  oo balantii  kusoo qaaday markuu UK joogay

MAQAAL

ee uu lahaaa ragbaa caanihii riyaha sanka ka keeni ee uu ugu hanjabayay gudomiyaha baarlamanka c/raxman ciro . waxa uu isla markiiba markuu soo gaadhay caasimada s/land
bilaabay sidii uu ukala qaybin lahaa  baarlamaanka  albaabadana isugu dhufan lahaaa
isagoo isticmaalaya xoolihii umadu cashuuraha ku bixisay ee qaranku lahaaa
wuxuu koox koox ula shiray intii uu u arkayay inuu kamarsan karo wuxuu doonayo
waxa jiray maalmahanba xildhibaano qaarna madaxtooyada uu kula shirayay  qaarna guri hebel iyo
iyo guri hebel  siday jaraaidka iyo saxaafada madaxa banaani xaqiijiyeeen
wuxuu xildhibaan kaste ugu balan qaaday lacag ilaaa 10.000$  gaadhaysa
ujeedaduna tahay  mooshin uu kasoo shaqeeyay  oo loo soo dhiibayo xildhibaanadaas
inay  cod gacantaaga ku mariyaaan   baarlamaanka
waa midi  in hoos loo dhigo codka lagu ridi karo gudomiayha barlamanka  oo ahaa 55 cod iminkana  la doonayo in laga dhigo 42  cod
markay taasi u meel martana laga daba keeeno moshin kale oo lagaga tuurayo kursiga
gudoo minimada .,
taasoo haday u suurto gasho .keenaysa  ,khalkhal iyo burbur uu wadanku galo
hadaba waxa ayaan daro ah in  wasiir xirsi uu is biday awood aaanu lahayn
hagardaamadiisana shacabku indhaha ku wada hayo ..
iminkana uu bilaabay in xoolihii umada uu xildhibaanadii ku kala iibsado .si wadanka foodo iyo dhibaato uga bilaabanto  taasoo ujeedadoodu tahay xukuumada inaany doorashooyinku waqtigoodii ku dhicin  eee ay waqti korodhsadan
hadaba  waxaan kusoo gabagabaynayaa  in ay shacabku ka muujiyaan arinkan foosha xun  mudaharaado salmiya oo ay kaga soo hor jeedaaan  baarlamanki ay soo doorteen oo xukumadii  ku iibsanayso xoolihii umada
    walaahu wlaiyu tawfiiiq
 qalinkii ahmed laba baale