Maxaa Kala Haysa Cidhiidhiga Wadooyinka Caasimadda Somaliland Iyo Tiraada Baabuurta Oo Sii Kordhaysa, Madaxtooyada Oo Markay Yaabto Xidha Wadaada Hor Martaa By C/casiis Bashiir Nuur

Maxaa Kala Haysa Cidhiidhiga Wadooyinka Caasimadda Somaliland Iyo Tiraada Baabuurta Oo Sii Kordhaysa, Madaxtooyada Oo Markay Yaabto Xidha Wadaada Hor Martaa By C/casiis Bashiir Nuur

unnamedMadaxtooyada somaliland ayaa ku taalla badh-tamaha caasimada,taaso ay hor marto wadaada wadnaha ee Hargeisa,iyaado ay caqaabado kala kulmaan gaadiidleyda marta wadaadaas,iyaado dhinaca kaleena ay madaxtooyadu dhibsato,cidhiidhiga wadaadaas oo anay mararka qaarkood anay ku habooneyn inay maraan baabuurtu.

sidoo kale waxaa sanad walba si kordha tiraada baabuurta raaxada oo aan la jiyaasi karin,baaxad ay kusii kordhayso iyaadoon marka la eeggo ayna dalka kusoo kordhin,wax faa”iido leh gaadiidkan raaxada,ayaa dhibbaatooyin iyo caafimaad xummo, ku hayo dhinaca wasakhawga hawada,iyaado ay sanad walba ka-ka danbeeya, ayay kor uu si kacdaa wax yeellada baabuurtu iyo shilalka ay geeystaan,ay tiraadoodu korodho.

Hadaba an uu soo daadegno dulucda maqaalkan oo anaan siyaasad uga jeedin,

maxaa laga fili karaa sanadaada danbe haday sii socdaan tiraada baabuurta dalka?

2 faa”iido intee le’eg ayaa ugu jirtaa ummada somaliland baaburta raaxa

3 ma heelli karaan wadooyin ku filan oo ay maraan gaadiidkan tiraada badan ee soo kordhaayaa

4 maxaa uga qorshaysan dawladda,ma inay cashuur uun ka qaadan mise inay kordhiyaan tacriifadaha oo kaliya mise inay marba nomber-ka uu danbeeya kaxaytaan oo kali ah

Ma jecli inaan su”aalaha idiinku badiiyo balse aan soo koobe,keebaa badan wax-yeelada gaadiidka raaxada iyo faa’iidooyinkooda,

Qalinkii: Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel 63-4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/somaliland