Ogaysiis:- Qabashada Shirka Lagu dooranaayo Gudida Doorashada ee Jaaliyada Norway ee Somaliland. Ka soo Qayb Gal wanaagsan.( Sabtida.15. feb. 2014.)

ogeysiis

Ogeysiis- Shirkii lagu dooranayey guddida doorashada ee Jaalliyadda
maalinta sabtida ee bishu tahay 15. feb. 2014.

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha jaaliyadda iney ka soo qeyb galaan shirkii lagu dooraneyey guddida doorashada ee jaaliyadda maalinta sabtida ee bishu tahay15. feb. 2014.

Shirkan oo inoo fududeynayaa in la qabto doorashada jaaliyadda inagoo
cuskaneyna dastuurka u yaala jaaliyadda.

Guddida doorashadu ee aynu halkaas ku doorano, waxay inoo hogaamin
doonaan shirka doorashada isla markaana waxa loo soo gudbin doonaa
codsiyada musharaxiinta.


Sidaa iyo ka soo qeyb gal wacan xubnaha jaaliyadda.
Madasha shirka Lagu Qabandoonoaa waa :- Kafe Saba, Hollendergata 10.
Sacadaha 16.00-19.00

WA bilaahi tawfiiq

Gudoomiyaha jaaliyadda Norway

Eng. Abdirashid M. Ismail