OGEYSIIS: Shir Muhiim ah Dhamaan Gudida Fulinta WADANI Laanta UK

Waddani logo

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa xubnaha Gudida Fulinta WADDANI Laanta UK inay ka soo qayb galaan kulan muhiim ah kaas oo lagaga hadli doono soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md C/Raxmaan C/laahi cirro.

Laanta South -east Iyo laanta  North london ayaa ku marti qaadaya dhamaan taageerayaasha xisbiga waddani UK .

Maalinta:      Sabtida 
Taariikhda :  8th Feb 2014
Wakhtiga:      06:30 PM
Goobta:        Bathnel Green, East London
Address:      Granby Hall, 37 St Mathews Row, London, E2 6DT
 
Xoghayaha Waddani Xasan Laanta South-east LondonÂ