Oggaysiis Muhiim Oo Ku Socda Dhamaan Xubnaha Xisbiga Ucid Ee Dalkan Norway. (Gudahaka akhri)

Ucid-Norway


M A H A D S A N I D I N
Waxa aanu oggaysiinaynaa dhammaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Qaran ee UCID in ay isugu yimaadaan shir muhiim ah oo dib u habayn lagu samayn doono guddida Xibiga UCID ee laanta Norway. Waxa kale oo la siin doonaa xubnaha iyo taageerayaashaba macluumaad dheeraad oo ku saabsan  qaabka loo waajahayo doorashada inagu soo beegan. Waxa kale oo aanu oggaysiinaynaa in aanu soo dhawaynayno xubnaha cusub ee ku soo biiraya xubnaha Xisbiga ee laanta Norway. Goobta shirka lagu qabanayaa waa Olafia-gangen 1-5  ee Boosta Grønland dusheeda. Maalinta shirku qabsoomayaa waa 02.03.2014 oo ah maalin axad ah, saacadda 17-20.

Guddida laanta UCID Norway.