Sheekh Ismaacil Maxamed Ciise Oo Tacsi U Diraya Marxuun Ali Abdiqadir Farah Oo Ku Geeriyoodey Magalada London

Inaalilaahi waa inaalilaahi rajuucun

Aniga  ah Sheikh Ismacil Maxamed  Ciise  waxaan halkan TACSI uga diraya  marxuun  Ali abdiqadir Faarah  oo ku geeriyodey magalada London

waxaan ilaahay uga baryaya inu naxariisti jano ka warabiyo  ehelki iyo qarabadi iyo shacabka somalialandba u Samir ito imaan ka siiyo

Aamiin Aamiin