Sidee lagu kala saari karaa gobolada doonaya inay marti galiyaan tartanka ciyaaraha gobolada somaliland; Qalinkii AHmed lababaale

Subject: sidee lagu kala saari karaa gobolada doonaya inay marti galiyaan tartanka ciyaaraha gobolada somaliland; Qalinkii AHmed lababaale

unnamed

Asc wrw 
Qormadayda maanta waxaan doonayaa inaan  kusoon bandhigo  sidii wasaarada dhalinyarada iyo ciyaarahu ukala saari lahayd gobolada doonaya inay  marti galiyaan tartanka ciyaaraha gobolada  somaliland. Ee sanadkan 2014 ka

Sidaynu wada ognahay waxa inagu soo fool leh tartankii ciyaaraha gobolada somaliland  ee sanadkan 2014 ka
Hadaba iyadoo sanad walba uu marti galiyo  laguna qabto gobol kamida gobolada somaliland  
Ayaa waxa sanadkan  u fadalo cacad inay marti galiyaan ciyaaraha dhowr gobol ookamida gobolada somaliland
Sida .gobolka awdal . Saaxil .sool .sanaag iyo baligubadle.
Hadaba si aan gobolna loo dulmiyin  waxa lagu kala saari karaaa  laba arimood.
1- in shacabka somaliland u codeeyaan gudo iyo debedba lana sameeyo email muwadin kasta codkiisa ku soo dhiiban karo .laguna qaybiyo warbaahinta madaxa banaan

2- iyo in loo qaado bakhtiyaa nasiib laagunasoo bandhigo xaflad balaadhan gobolado dhami ay kaga soo qayb galayaan  kadibna bakhtiyaa nasibka gobolka ku guulaysta lagu hanbalyeeyo
Loona haniyeeyo.

Iyo  in waliba  wasiirka ciyaaruhu  mr.cali raygal uu sida ugu dhakhsaha badan u xareeyo ciyaartoyga gobol kaste uga qayb galaya tartanka ciyaaraha gobolada si ay ciyaartoygu isula jaanqaadaan

Walaahu waliyu tawfiiq 

Qalinkii  -ahmed suleiman -lababaale