Siilaanyo Ha Ka Yaabin In Maalin Qudhaata Laguu Kordhiyo Shicibkuna Dhimasho Ayuu Ka Xigaa By Eng. Abdi Xalwad

Siilaanyo Ha Ka Yaabin In Maalin Qudhaata Laguu Kordhiyo Shicibkuna Dhimasho Ayuu Ka Xigaa By Eng. Abdi Xalwad

siilaanyoxunyy

SALEEBAAN GAAL IYO SIILAANYO: HADDII DOORASHADA MAALINI KAHADHO INLAYDIIN KORDHIYO HAKAYAABINA, SHICIBKUNA DHIMASHUU-KAXIGA, SAACAD XAFIISYADA JOOGIMAYSAN, WAA DIGNIIN CAD.

Waxaad ogaatan Saleeban iyo Siilaanyo, in dalka iyo dadku aanu sugikaraynba sanadka idiin hadhay iyo bilo-toona, sida-muuqata maanta dalkii inlaydinka badbaadiyo ayuu ubaahanyey, Qaranimadii somaliland god dheer-baadkuriden, umadduna baratay khiyaamadii nacasnimada ahayd ee caqli xumada iyo cadaawadu hogaaminaysay.

Hadaba shicibkii dalkan lahaa inta xaaraanta masaakiinta lagaboobay cunaysa iyo inta qabyaalad kudugsanaysa mooyee intii kanaxaysay dalka iyo jiritaanka somaliland waa diyaar dagaal iyo dhiig qulqula haday nagutegeyso waa gelaynaa.

Waxaa layidhi doqoni wed-ma-aragto, Wan-weyna illaa lagowraco indhihiisu cirka ma-arkaan.

 

Eng. Abdi Xalwad (Libaax Qabad)

libaaxahawd@hotmail.co.uk